Al Shabaab oo Goob Fagaare ah ku toogatay Sadex qof (Akhriso Magacyada)

Dagaalyahanada Al Shabaab ayaa fagaare kuyaala deegaanka Buq Aqable ee gobolka Hiiraan ku toogatay sadex nin oo ay ku eedeeyeen in ay katirsanaayeen dowlada federaalka Soomaaliya. Qaadiga Maxkamada Al Shabaab ee xukunka riday ayaa sheegay in sadexda nin ee xukunka dilka ah lagu fuliyay ay u shaqeenayeen dowlada federaalka Soomaaliya ayna maleegayeen Shirqoolo. Sadexda nin ee … Continue reading Al Shabaab oo Goob Fagaare ah ku toogatay Sadex qof (Akhriso Magacyada)